top of page

NUR  AL QURAN  ONLINE

 

1: Wadankasta  oo aad joogto waad baran karta, qaaradaha oo idil 

2: Halkii ardayba hal Macallin ayaa kaligii wax u dhigaaya buuq iyo Caruur cidhiida midna ma jirto.

3: Kharash gaadiid iyo socdaal kaaga baxaana ma jiro ee qofkastaa si raaxo leh ayuu wax u baranayaa.

4:  Qoyskasta Macalin Khaasa oo isa soo diyaariyey ayaa Caruurta iyo waalidiinta meel wax ugu wada dhigaaya .

5:  Waa Macalimiin u tababaran sida Carruurta Dalalka aan Islamka ahayn ku nool Caqiidada iyo Tarbiyada dhaqanka Islaamka qalbigooda loo jeclaysiin lahaa oo lagu tarbiyaynlahaa, Jahligana looga cidhib tirilahaa. 

6:  Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.

7:  Waa macalin soomaaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh. 

8:  Macalinkasta Gudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa iyo Khibradiisa Macalinimo. 

9: Heerka qof kastaa joogo ayaa looga bilaabaya. 

10:  Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.

11:  Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro.

12:  Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku hor fadhiya ayaa wax lagugu barayaa.

NUR  AL  QURAAN ONLINE

  Abu  Hurayra  Online  Quran Academy

bottom of page